Posts

AKHRISO

To the Generation That Will Change the World

You will shine in this world, and you will achieve everything you desire if you continue to put in extra effort. Will you allow anyone to destroy your peace of mind? The answer is no! You are on the right path toward achieving your dreams. You must prepare yourself for everything you are passionate about, because you are the hero of your family, your community, and your country. Try to be active, invest in self-learning, become your own motivator, and never be afraid to take risks. If you want to touch the sky, you must accept that you may fall many times. What I mean is, every challenge requires patience and resilience. No matter how people interfere in your life, be like a strong rock standing firmly in front of them. Stay confident in your mindset and your words. Keep motivating yourself. Try thousands of ways and come up with the best one. Do not lose hope if some of them fail. You are not alone. There are thousands of people facing even greater struggles than you, yet they never s...

Curyaamintii Koritaanka Dhaqaale ee Dalkeena

Image
   Waa qaarada labaad ee ugu weyn aduunka, waxayna ku fadhidaa ilaa 31 milyan oo kilomitir laba jibaaran waxayna haysataa   20% baaxadda dhuleed ee dhulka. Waxay hoy u tahay ilaa 1.216 billion waana qaarada ugu dadka badan marka laga reebo Qaarada Asia (dadka Hindiya iyo Shiinaha).Waxaa intaa u dheer, qaaraddu waa mid ka mid ah meelaha ugu qanisan ee kheyraadka dabiiciga ah. Marka laga soo tago Africa, Dalkeenu   wuxuu leeyahay kayd kheyraad badan oo dabiici ah oo aan weli laga faa’iidaysan, oo ay ka mid yihiin Dahab(Gold), Yuranium, iron, tin, gypsum, bauxite, copper iyo gaasta dabiiciga ah iyo macdano kale oo ad u farabadan oo qiimo leh. Haddii aynu ka warano qaar kamida khayraadka dalkeena waxaynu soo qaadanaynaa Yuuraniyam ta. Kaydka Yuuraaniyamta ugu badani waxay ku taal Galmudug. Waxaana lagu qiyaasaa 10,200 oo tan oo kayd Yuraaniyaam ah, iyadoo 7,600 oo tan oo ka mid ahi ay suurtagal tahay in ganacsi wayn laga kasbado. Waxaynu haysanaa 0.20 trillion cu...

Wax bixintu maaha lacag oo kaliya, markaa uma baahnid inaad lacag yeelato!!!

Image
Mid ka mid ah waxyaabaha ugu wanaagsan ee aad noloshaada ka dhigi kartid mid farxad leh waa inaad qof kale ka farxiso oo aad ka dhigto noloshiisa mid faraxsan. Waxaan aaminsanahay in ay jirto ficilo aad u fudud oo aad samaynkarto markaad doonaysid inad qof maalintiisa uga dhigto mid aad u wanaagsan, Waxa kaliya ee loo baahan yahay waa naxariis yar iyo ereyo kooban. Runtii waa wax aad u sahlan in la sameeyo. Caawinta dadka waxay calaamad u tahay inay tusto inaad daryeeshay. Waxaan hubaa in qof walba uu qof kale caawiyay ugu yaraan hal mar, maadaama ay tahay wax caadi ah. Intaa marka aynu ka nimaadno waxaan doonayaa inan qormadan kooban   ku sheego waqtiyo kala duwan oo aan qof ama ubad yaryar maalintoodii uga dhigay mid xasuus ku lahaan doonta  anigoo idinku tusaya sawir ahaan. Wax bixintu maaha lacag oo kaliya, markaa uma baahnid inaad lacag yeelato. Waxsiinta dadka kale waxay noqon kartaa mid fudud sida hal eray oo naxariis leh, dhoola cadeyn. Waxa ku jiri kara waqti, dar...

Fariin ku socota qofkasta oo dhalinyara ah...............

    " Haddii aad maanta  inta aad yartahay  u quudhi waydo inaad wakhtigaaga in ka mid ah ku bixisid cibaadada,  xusuusta ilahay iyo raaligelintiisi, dhawr sanadood dabadeed  way kugu adkaanaysaa inaad sidaa samayso "...   Xaqiiqdii, Mahad oo dhan Allaah baa iska leh. Waa aynu ammaanaynaa, isagaan magan-galyo waydiisanaynaa, isaga ayaana waydiisanynaa Cafis. Waxaan Eebbe ka magan galnay sharka nafteenna, iyo khaladaadka ficiladeena. ruuxii Eebbe hanuuniyo, ma jiro mid marin -habaabin kara , midkasta oo marin-habaabsan ma jiro mid isaga ahayn oo hanuunin kara. Taasna waan ka marag kacayaa. Majiro mid mudan in la caabudo ilaahay mooyee, waxaanan ka marag kacayaa in Nebi Muxammad (nabadgalyo korkiisa ha ahaatee) uu yahay Rasuulkeena.    Dhab ahaantii hadalka ugu runta badani waa hadalkii Eebe, hanuunka ugu fiicanina waa Hanuunkii Nebi Muxammad (nabadgelyo korkiisa ha ahaatee).   Buugga "Al-Fawa’id" wuxuu ahaa kii ugu wanaagsanaa ee kutubtii...

There was this young man, in his twenties....

Image
  In a warm afternoon, a time in which the last rays of the sun where floating on the surface of this vast and calm sea around which the calmly whirling breeze was dancing with reeds by enjoying the beautiful melody of the birds .  There was this young man, in his twenties and he was trying to escape from the chaotic world by resorting to the serene environment provided by the nature.  He was once told  by his late grandfather that there is a treasure which lays in the nature which who has sway over it, will be able to have control over himself. At first he inwardly felt this was just myth or some sort of legend which old generation intended to propagate for the sake of securing their mythical traditions and cultures for eternity.  As he was sitting before the mighty sea, he attentively observed the environment that surrounds him. He saw the sun departing from the reddish sky which on the other side, the moon was ascending and its light was pervading over a fore...

KA FIKIRIDA NOLOSHA

KA FIKIRIDA NOLOSHA Waxaan wada ogsoonahay in noloshu ay tahay waxa ugu muhiimsan ee aan hada heysano.Waa Hadiyad, Nolol la'aan, waxba ma nihin. Weligaa maad isweydiisay ujeeddada jiritaankaaga? Maxaad halkan u joogtaa dadka qaar waxay dhahaan noloshu wax micno ah malahan. Laakiin qaarkeena kale waxaynu aaminsan nahay in nolosheennu hore u qornayd. Waxaynu unimi ujeedo.Laakiin waa maxay noloshu? Maxaynu   u dareenaa dhibaatooyinka iyo caqabadaha?  Maxa nolosha kadhigay   mid aad u adag? Waxaan ogaaday , 10% waa waxa kugu dhaca 90% waa sida aad uga falceliso.   Noloshu waa qurux laakiin way adagtahay, waxay leedahay dhibaatooyin, Farxad, murugo, guul, guuldarro, maalin-habeen waa labada dhinac. Ma jiro qof bani aadam ah oo Dunida jooga, xoog leh, awood badan, caqli badan ama hodan ah, oo aan soo marin, halgan, dhibaato iyo guuldarro midna. Shaki kuma jiro, inay noloshu tahay   qurux   ayna ku   fiicantahy dabaaldeg in lagu noolaado, laaki...

"Ma jiro tiir ka weyn xasilloonida marka loo eego gabadh xoog leh, xor ah, oo wax baratay."......

Image
Boggan Waxaynu ku eegaynaa sababta Dumar ka iyo hablaha da'yarta ahi ay ugu baaqdaan iskuulka inkasta oo waxbarista gabdhaha ay faa iidooyin badan u  leedahay Caafimaadka,Barwaaqada iyo Amniga. Waxaynu sharaxayaa wax badan oo ku saabsan saameynta nabad gelyo, Waxbarasho tayo leh, wuxuuna ina tusayaa caqabadaha ka hor istaagaya inay waxbarasho helaan. WAXBARISTA HABLUHU WAA MID AAD IYO AAD U MUHIIMA Hablaha  hela waxbarasho badanaa ma  guursadaan iyagoo da’yar waxay jecelyihiin inay ku noolaadaan nolol caafimaad leh, oo wax soosaar leh, waxay soo saran dakhli sare, waxay ka qayb qaataan go’aamada inta badan saamaynya iyaga, waxayna dhisaan mustaqbal wanaagsan iyaga iyo qoyskoodaba. Waxbarashada habluhu waxay xoojisaa dhaqaalaha, waxayna yaraysaa sinaan la’aanta Gabdhuhu waxay xaq u leeyihiin xuquuq waxbarasho oo la mid ah tan wiilasha. Gabdhaha waxbartay waxay sameyn karaan xulashooyin xog ogaal ah - iyo xulashooyin aad u fiican. Waxbarista gabdhaha waxay badbaadisaa nolos...