Ducadii Nebi Aadam (CSW)

 Qofkii  Akhriya 7 jeer maal iyo aduunyo fadhigay ugu imaan IshaAllah

    اللهم أنت تعلم سري وعلا نيتي فأقبل معذرتي وتعلم حاجتي فاعطني سؤلي وتعلم ماعندي فاغفر لي ذنوبي أسألك أيمانا يباهي قلبي ويقينا صادقا حتى أعلم أنه لا يصيبني إلا ماكتبت لي ورضني بقضائك


allahuma 'anta taclam siri wacla niyati fa'aqbal macdirati wataclam haajatii facadini suali wataclam maa cindi faqfir li dunuubi 'as'alak 'iymana yabahi qalbi wayuqina sadiqana xataa 'aclam 'anah la yasibuni 'iilaa makitabat li waradni biqadayik


Ilaahoow waad ogtahay sirtayda iyo ujeedooyinka hammiga aan nolosha kaleeyahay, ee aqbal cudur daarkayga ogowna baahidayda, markaa isii su'aashayda waxa agtayda yaalana waad garanaysaa oo dunuuba iyo khaldaad ee danbi dhaaf allahayow
illaahaw waxaan ku Waydiisanyaa Iimaan, Iimaankaaso qalbigayga dajiyaa iyo Aaminaad dhaba oo aan ku kal soonaado ayaadkaaga iyo ducooyinkaaga

Comments

Popular posts from this blog

KA FIKIRIDA NOLOSHA

To the Generation That Will Change the World

Wax bixintu maaha lacag oo kaliya, markaa uma baahnid inaad lacag yeelato!!!