Haddii aad is odhan lahayd inay waxyaalahani dhicikaraan
TUSAALOOYINKA UGU WANAAGSAN EE NOLOSHA
Halkii aad is odhan lahayd
inay waxyaalahani dhici karaan waqti uun noloshaada ka mid ah, maxaa diidaya
inaad sameyso liistada yoolalka nolosha oo aad xoogga saarto sidii ay u dhici
lahaayeen.
U adeegso liistiyadan si
aad u bilowdo oo aad u aragto halka ay ku geyneyso.
Tusaalooyinka
Himilooyinka Nolosha
Himilooyinka nolosha ayaa kaa
caawinaya inaad la xisaabtanto. Xisaabtankaani waa mid naftaada u yaal oo aan
cid kale jirin. Ka fikir iyaga sida heshiis qarsoodi ah oo aad naftaada la
gasho. Xulashada inaad wadaagto iyaga ayaa gabi ahaanba adiga kugu xidhan.
Daryeelka nafta
· Aamin Naftaada
·
Samee jimicsi subax
ah
·
Seexo hurdo kugu
filan
Horumarka
Shakhsiyeed
·
Qeex qiimahaaga
asaasiga ah
·
Buug Qor
·
Ka qaybgal aqoon is
wadaarsi
·
Raadi Podcast aad
jeceshahay
·
Raadso qof hage ama
lataliye kuu noqda
·
Baro luuqad cusub
·
Qor ujeedada
noloshaada
·
Qof hage u noqo
Maaliyadda
·
Daynta Iska ilaali
·
Samayso Sanduuq
Dhaqaale
·
Samayso la taliye
maaliyadeed
Xidhiidhka
·
Samee saxiibtinimo
adag
·
Ha seexan adigoo
xanaaqsan
·
Garaacitaan samee
halkii aad fariin qorilahayd
·
Asxaabta/Waalidkaaga
u same casho sharaf
·
Baro inaad noqoto
waalid wanaagsan
Safarka
·
Socdaal dalxiis
·
Booqo ugu yaraan
toban dal
·
Soo arag ugu yaraan
20 gobol
·
Booqo buuro caana
·
Ka qaybgal munaasibad
dhaqameedyo dibada ah
Shaqada
·
Kordhi xirfadahaaga hogaamineed
·
Noqo shaqaale
wanaagsan
·
Abuur il labaad oo dakhli
·
Horumri hamigaaga
Caafimaadka
/ Jimicsiga
·
Samayso baadhitaan
sanadle ah
·
Cun cuno cafimaad
leh
·
Marwalba isku day
qaab jimicsi oo cusub
Hal-abuurnimo
·
Qaado Casharo cod ah
·
Qaado Casharo
farshaxan ah
·
Raadi hiwaayad cusub
·
Hayso joornaal
farshaxan
·
Wax alifo
·
Samee Albam sawiro
ah sanadkii
Waxbarashada
·
Akhri Wiigii buug
·
Wax khabiir ku noqo
·
Baro luuqad qalaad
·
Baro dubista
·
Beer Beer
Sadaqo
- ·
Wax sadaqayso
- ·
Dhar Masaakiinta ugu
deeq
- ·
Iskaa wax u qabso
ugu shaqee bulshada
- ·
Tabaruucad usamee
dal shiisheeye
- ·
Bilaw olole lacag
uruurin
- ·
Ka shaqee xarun lagu
xanaaneeyo duurjoogta
Waxaan rajeynayaa in
tusaalooyinkaan hadafyada nolosha ay kaa caawin doonaan inaad ku bilowdo listkaaga.
Qaado waqtigaaga. Noloshu way is beddeli doontaa.
-ASIA'SBRAIN

Oh my goodness this is very important for my life may Allah keep saving Eng Asia
ReplyDelete